Muqdisho, 10 Jannaayo 2018 – Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,...
Shirka Wasiirada Qorsheynta ee Wadamada Carabta ayaa maanta ka furmaya Dalka Kuwait, waxaana Soomaaliya uga qeyb galaya Wafdi uu hoggaaminayo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hugaaminaayo ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaraan...
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdala Cawad, ayaa deeq lacageed gaarsiiyey ilaa 48-qoys oo danyar ah, waxaana...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad u jeediyey ardayda wax kabarata jaamacdaha Puntland ayaa sheegay...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Somaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, isla markaana ay qeyb ka...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa la kulmay Wasiirka...
Taliyaha ciidammada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan Gudoomiyayaasha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Saraakiil kale ayaa maalmahaan u joogay...
Wasaarada Waxbarshada Dalka ayaa sii wada howlaheeda Dar dargalinta ee Waxbarshada Dalka iyadoo maanta la kulantay Maamulyaashada Jaamacadaha gobolka Banaadir...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho