Xoghayaha guud ee Jimciyadda Qaruumaha ka dhaxaysa Antonio Guterres, ayaa soo dhaweeyay wada hadalladii dhawaan Magaalada Nairobi ku dhex maray...
Qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyed ayaa si isku mid ah usoo dhaweyaya go,aankii golaha barlamaanka fedaraaalka soomaaliya ay kagag...
Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga ee Dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cali Xaashi, ayaa ka hadlay shir ku saabsan Kalluumaysiga Soomaaliya oo...
wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo dib u dhiska Saadaq C/llahi Cabdi oo wareeysi gar ah siyaay radio muqdisho ayaa sheegay...
Howlwadeenada dowlada Hoose ee Xamar ay dib ugu howl galinayaan ley raarka ileyska Qoraxda ku shaqeeya ee u dansana cilaado...
Mudanayaasha aqalka sare ee dalka ayaa maanta yeelanay kulan ay ugaa hadalay arimo ay kamid yihiin amaanka guud ee dalka...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac oo ay wehliyeen ku xiggeenadiisa, Guddomiyeyaasha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee...
Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ayaa soo bandhigay waxqabadka sanadkii tegay ee 2017-ka, iyagoo abaal marino siiyay qaar ka mid ah...
Kulankan lagu beeninayay warar been abuur ah oo qaar ka mid ah warbaahinta Soomaalidu qortay oo ku aadanaa in xayiraad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho