Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Mudane...
Kulan muda laba maalin ah oo magalada Muqdisho uga socday hay'adaha waxbarshada ee dalka ka howgala, Waasaraddaha Maamul Goboleedyada xubnaha...
Kalfadhiga Sedaxaad kulankiisa koowaad oo ku furmay 170-Mudane ayaa ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka...
Hay'adda Socdaalka iyo jinsiyadda waxay magaalada Garowe ka hirgelisey dhismaha xarun weyn oo loo diyaariyey in loogu adeego bulshada Soomaliyeed...
Waxaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Lagu Qabtay Barnaamijka Soo Bandhigida Farshaxanka Qarsoon ee Haweenka Naafada Soomaliyeed Barnaamijkaan oo...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xeerka Dhowrista Gobanimada iyo Midnimada Soomaaliya. xeerkaan ayaa guud ahaan dalka...
Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Hiiraan ee dhinaca Siyaasadda iyo Amniga Muxumud Cali Axmed oo la hadlay Radio Muqdisho codka Jamhuuriyadda...
Qaar kamid ah xildhibaanada haweenka ah ee kujira Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo haween ka kala socday qeybaha bulshada...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yarisow) oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Gen: Bashiir...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan sida Radio Muqdisho u sheegay Xoghaayaha Guud ee Golaha Shacabka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho