Warbixin ay Soo saartay mid kamid ah jaaliyadaha Soomaalida South Africa ayaa lagu sheegay in wali ay taagantahay dhibaatadii...
Booliska AMISOM ayaa tababar soconaya 10-maalin Muqdisho ugu furay Ciidamada Booliska Soomaaliya,kaasi oo lagu barayo sida fudud ee lagu ogaan...
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday...
152 arday oo dhameystay Kulyadaha kala duwan ee Jaamaacada Geeska Afrika ayaa xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay waxaa lagu qabtay Magaalada...
Kulanka gudiga joogtada ah oo ka dhacay xarunta Gudoonka iyo Gudiyada ee Villa Hargeysa ayaa waxaa lagu ansixiyay Qaraar kasoo...
kulanka Gudiga Difaaca ee Golaha Shacabka uu maanta ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay arinta ku saabsan...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kalfadhigii labaad kullankiisii 22-aad ee Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kaasi oo looga...
Bashiir Maxamed Maxamuud oo ah Wiilkan yar Ee idiin muuqda kaas oo hal sano jir ah waxaa uu dhashey isagoo...
Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka soconaya howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo laguna adkaynayo nabad geliyada magaaladaasi. Howlgalka ayaa...
Inkastoo ay badan yihiin waxyaabihii u qabsoomay Dowladda, balse waxaan halkaan ku soo bandhiheynaa qoraal kooba oo aan kaga hadlayno...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho