wasiirka amniga Maamulka K/galbeed ayaa kulamo la yeeshay maamulka dagmada diinsoor iyo wax garaadka ku dhaqan dagmada. isagona kala hadalay...
Wafdi ka socda Dowladda Turkiga ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta ku meel gaarka ah Maamulka Galmudug,waxaana kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin...
Columbus oo ah magaalada labaad ee Soomaalida ugu badan Mareykanka ay ku noolyihiin waxaa markii ugu horeysay ka biloowday isbadal...
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa loogu dabaal degayay 74-aad guuradii kasoo wareegatay xiligii la aas-aasay ciidanka...
Madashan aqoon isweydaarsiga ku saabsaneyn dhibaatooyinka ay la kulmaan gabdhaha Saxafiyiinta iyo Xuquuqda Aas-saasiga ee Sufuxiyiinta, waxaa soo qaban qaabiyey...
Haddii aan idiin hor mariyo tafsiirka ay culumadu saareen waxay isku raaceen in الرَّحْمَنِ tahay naxariista guud ee gaal iyo...
Madaxa Qaramada Midoobay ugu sarreeya Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixintii dhowaan la ansixiyay miisaaniyadda federaalka ee dalka, taas oo ah ...
Wafdi ka socda Dowladda Turkiga ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee Xauunta ku meel gaarka ah Maamulka Galmudug Gobolada dhexe waxaana...
Munaasabadda laguu sagootinayay koxda Kubabab Cagta ee Jubbaland waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare,Mudane Xasan Cali Kahyre Ra’iiisul Wasaaraha...
Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho