Hay'ada Qaxootiga Aduunka ee UNHCR ayaa sheegtay in ay dardar galinayso howlaheeda xuduuda u dhaxaysa Cameroon iyo koonfur bari Nigeria....
Xuska Sanad guurada kasoo wareegatay Aas aaska Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabanayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka. Munaasabadda...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo sedexda maalin ee u dambaysay qabanaysay shir lagu diyaarinayay Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga...
La-taliyaha arrimaha ciidanka Xoogga dalka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa hambalyo ku...
Shirka Wasiiradda Maaliyadda Dowladda dhexe iyo Dowlad goboleedyadda dalka oo labaddii maalin ee lasoo dhaafay ka socday magaaladda Kismaayo ee...
Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga ayaa si ramsi ah u furay xarun ay ku shaqeyn doonto Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga...
Guddoomiyaha ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Cabdi weli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa soo xiray Shirweynaha Qaran...
arbixin uu soo saaray Taliska ciidamada Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn xagga cirka ah oo 15-kii bishaan lagu beegsaday...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho