Munaasabadan oo ku saabsaneyd mid Mashaariic horumarineed ay ku kala saxixanayeen Wasaaradda Beeraha Dowladda Federaalka iyo Hay”adda Horumarinta dalka Turkiga...
Maxaabiistan oo maanta laga soo dejiyay Goraanka Aadan Cadde ayaa tiradoodi gaareysa ilaa 76,kuwaasi oo laga soo daayay xabsiyada Dalka...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay qaar kamid ah...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u Dhiska Xukumadda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Shaqalaha Wasaaradda Howlaha Guud ayaa...
Guddoomiye ku xigeenka maamulka Gobalka Banaadir dhanka arrimaha Bulshada Marwo Basma Caamir Axmed ayaa gelinkii dambe ee shalay ka qeyb...
Dowladda Masar ayaa qorsheynaysa in Dalka Sucuudiga ay si rasmi ah ugu wareejiso Jasiirad in muddo ah uu muran ka...
Wasiirka Amniga Maamulka Hir-shabeele C/qaadir aadan Jeele oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jmahuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay...
Muqdisho, 03 Maarso, 2018-- Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo shaqada ka joojiyey...
Wasiirka Waxbarashada Galmudug ayaa maanta kormeer howleed ku tegay goobaha Waxbarshada ee ku yaala magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug....
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho