Wareegto xalay goor danbe uu soo saaray Boqorka Sacuudi Arabiya Salmaan Bin C/casiis ayaa isbadal iyo xil ka qaadis ku...
Dalka Koonfur Afrika ayaa loo dhisay Gole Wasiiro cusub,maalmo un kadib markii Madaxweyne Zuma uu xilkii ka dagey taasi oo...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kormeeray Warshadda Farsamadda Gacanta ay ku bartaan Maxaabiista Xabsiga...
Doorashada kursi ka tirsan Golaha Shacabka oo uu ka baxay Allah u naxariistee Siciid Xasan Geedi oo geeriyooday bishii February...
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Madaxa FAO ee Soomaaliya...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ka sagootiyay wafdi balaaran oo kasocday wadanka...
Waxaa goor dhow Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ka amba baxay R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,isagoo ku sii...
Gudiyada Difaaca iyo Amniga ee golaha shacabka ayaa maanta kulan looga hadlayay tirada ,tayada iyo sidoo kale Mushaaraadka Ciidanka Xooga...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho