Gudiyada Difaaca iyo Amniga ee golaha shacabka ayaa maanta kulan looga hadlayay tirada ,tayada iyo sidoo kale Mushaaraadka Ciidanka Xooga...
Afar ruux ayaa ku dhimatay Qarax iyo dab ka kacay dhismo Ganacsi oo ku yaalla magaalada Leicester ee bartaha dalka...
Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ay ka mid yihiin Wasiirka Howlaha Guud...
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay Taliyeyaasha cusub ee Ciidamada iyo Wasiirada iney ahmiyadda Koowaad...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir wadatashi ah oo looga hadlay dib u howlgelinta Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed. Shirkaan Waxaa...
Hal Qof oo rayid ah ayaa ku geeriyooday Laba kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray rasaas ay ciidamada ammaanka ee Dalka...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa balan ku qaaday iney ka shaqeynayaan sidii looga hortagi lahaa weerarada Cadowga...
Ayaan daranaa qof liidaya nafsadiisa una arko wax aan qiimo lahayn, shaqsiyad xumo waxaa ugu liidata inaad nafsadaada liido weligaa...
Xaaladda biyo Yarida ee Xiligan ka jirta magaalada Baydhabo ayaa mareysa halkii ugu sareysay,waxaa gabi ahaanba Guray ceelashii biyaha ee ay...
Dowladda Nigeria ayaa xaqiijisay in Wali gacanta dagaalyahanada Boko Haram ku maqan yihiin Gabdho Nigerian ah oo gaaraya 110,kuwaasi oo...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho