Wararka saaka ka imaanaya Gobolka hiiraan ayaa kusoo waramaya in Ciidamaad Xoogga Dalka Soomaalieed maleeshiyaadka nabad iyo nolaal diidka ah...
Guddoomiyaha Magaalo xeebeedka dekedda leh ee Hobyo C/llaahi Axmed Cali Faad oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa...
Ciidamada Mareynkanka oo kaashaneynaya Dowladda Soomaaliya ayaa duqeyn dhanka cirka oo 26-kii bishan February ka fuliyay degmada Jilib ee Gobolka...
Ra’iisalwasaare xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna ku-simaha Ra’iisalwasaaraha Md. Mahdi Maxamed Gulleid (Khadar) oo ka duulaya barnaamijka isla...
War saxaafadeed kasoo baxay golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa si weyn loogu bogaadiyay jawaabtii ay ka bixiyeen ciidamada kala...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda FEderaalka Soomaaliya mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in Guddi ay u saareen Baaritaanka dhacdadii Ciidamada...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa tababar ku saabsan dib-u-habeynta iyo casriyeynta maamulka...
Ugu yaraan 90 boqolkiiba Muslimiinta Rohinga ayaa guryahooda ka soo cararay gobolka Arakan ee wadanka Myanmar tan iyo bishii Agoosto...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho