Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirrada wejiga labaad ee shirka London oo maanta Muqdisho lagu qabtay ayadoo...
Dal walba waxaa dhisa bulshadiisa, haweenkuna waa lafdhabarka bulshada, waana taa midda lagu gaaro horumar iyo baraare. Iyadoo ay sidaas...
War kasoo baxay waaxda Arrimaha Gudaha u qaabilsan Xuuthiyiinta ka dagaalama Yeman ayaa sheegaya in Madaxweynahii hore ee Yeman Cali...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaanka Wejiga labaad ee shirkii London ayaa sheegay in...
Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Marwo khadiijo Maxamed Diiriye oo ay wehliyaan ku-xigeenadeeda ayaa maanta ku soo dhoweysay Garoonka diyaaradaha...
Iskuulka Sheekh Qulateyn ee Degmadda Shangaani ku yaala kaas oo si-lacag la'aan ah aay ku dhingtaan ku dhawaad 500 oo...
Kalfadhiga labaad kulankiisa 34-aad ee Mudanayaasha golaha Shacabka waxaay ugu horeyn u codeeyeen Xildhibaan hore Muumina Sheekh Cumar oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shir guddoominaya Wejiga Labaad ee shirkii london oo maanta si rasmi ah...
Sheikh Hamid Al-Thani in usan ka qeyb galdooniin shir weyn oo ay yeelan doonaan Golaha Iskaashiga Khaliijka ee Kuwait (GCC)...
Dhalinyaro katirsan kuwa qoda gododka Dahabka ayaa naftooda ku waayay halista isticmaalka Meerkoriga Catherine Soi 26 daqiiqado ka kadib markii...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho