Madaxweyne ku xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulahi Xaaji Cumar Camey ayaa si rasmi ah uga furay magaalada Garowe...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha iyo Arrimaha bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa fasaxday dhamaan Shaqaalaha Dowladda, xuska dhalashada...
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in maalinta berrito ah oo ay taariikhda Hijriyadu ku beegantahay ...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda F. Soomaaliya, ahna guddoomiyaha guddiga tirakoobka ciidanka xoogga dalka Mudane Cabdullaahi...
Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa ku guuleeystay in uu dib ugu soo celiyo Dhul ay leeyihiin allaha u Naxariistii Madaxweynihii hore...
Wafdigan oo uu hoggaaminayo Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxmed uuna kamid yahay Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur...
Ciidamada xoogga dalka ayaa saaka weerar qorsheysan waxay kula wareegeen deegaanka Baladul Amiin oo hoostaga Degmada Walnlaweyn ee Gobalka Shabeelaha...
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeele ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqay Golaha Wasiirada maamulkaasi. Madaxweynaha...
Dowladnimada Soomaaliya wixii ka danbeeyey dowladii uu madaxweynah ka ahaa Eebbe ha naxariistee Maxamed Siyaad Bare ma jirin heshiis rasmi...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho