Guddomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyadoo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo xalay kulan la qaatay qaar kamid ah bulshada...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Prof: Cabdullaahi Sheekh Cali “Qalloocoow” ayaa faah faahin ka bixiyay mashaariicda...
Muqdisho 22 Nofeembar 2017 - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa waxaa ay siminaar labo maalmood socon doona u qaban-qaabisay...
Ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa hambalyo u diray shacabka Somaliland doorashadii sida nabad gelyada leh kusoo gaba gaboowday ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa safar shaqo oo u-kuurgelid ah ku tegay magaalada Baydhabo ee...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Prof: C/llaahi Sheekh Cali "Qalloocoow" iyo mas'uuliyiin ka tirsan kuwa maamulka Gobalka...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka...
Ciidamada ammaanka ayaa waaberigii saaka howlgal lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe. Taliyaha qeybta Booliiska...
Waqooyiga Magaalada Baqdaad ee Caasimadda Dalka Ciraaq ayaa waxaa ku dhimatay Ugu yaraan 23 iyo lixdan kale oo la dhaawacay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho