Iyadoo lasoo gaba gabagabeeyay wajiga koowaad ee gargaarka deg dega ah, ayaa waxaa maanta deeq lacageed loo qeybiyay dad gaarayo...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, S/gaas Xuseen Xasan Cismaan oo ay wehliyaan Taliye ku xiggeenka Koowaad S/guuto C/kariin Cali Afrax iyo...
Odayaasha 135-ta Oday ee soo xulay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo ah Duubabka Qaranka Soomaaliyeed intooda ku sugan Gobolka Banaadir oo...
Labada dal ee Jabuuti iyo Marocco ayaa kala saxiixday heshiisyo dhanka iskaashiga, siyaasadda iyo Socdaalka. Dhinaca Dowladda Jabuti waxaa heshiiskaasi...
Madaxweyna Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa gaartay gobolka Rakhine halkaasi oo lagu dhibaateynayo Muslimiinta Rohingya. Waa Markii ugu horeysay...
Saddex Qof ayaa la dilay ka dib toogasho ka dhacday dukaanka Walmart ee magaalada Thornton ee dalka Mareynkanka, sida uu...
Madaxweynaha dalka Masar Cabdul-Fattah Al-Sisi ayaa sheegay Arbacadii shalay in wadankiisa uu si adag u garab taagan yahay midnimada iyo...
Kulan looga hadlayay sidii loo dabooli lahaa bahiyaha kala duwan ee ka jira maamulka Hir-shabeele’ayaa lugu qabtay magaalada Jowhar. Waxaana...
Donald Trump,madaxweynaha Maraykanka, ayaa ku amray laamaha amniga Mareynkanka gaar ahaan kuwa xuduudaha iney si adag u baaraan dadka ajaanibka,waxaana...
Aviation & Transport Director General JD Commerce and Industry Director General JD Constitution & Reconciliation Director General JD CSC (Director...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Qatar u qaabilsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho