MAALINTA CARRUURTA ADDUUNKA 2017 WAR SAXAAFADEED Maanta 20ka Nofeembar, 2017 Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay kula dabaaldegaysaa adduunka intiisa kale...
Deeqdani lacageed oo dowladda Jabuuti ay ugu talagashey in lagu gar gaaro dadkii ku waxyeeloobay mashaqadii 14kii October ka dhacday...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ee Soomaaliya...
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa Maanta booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, halkaas uu...
Iyadoo siweyn loo sugaya go’aano ku aadan sharciyada dib u doorashadii madaxweyne Uhurru Kenyatta,ayaa Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya waxaa...
Madaxweynihii hore ee dalka Zimbaabwe Robert Mugabe ayaa ogolaaday inuu mudo 37 sano ka dib uu xukunka Madaxtinimada dalkaasi uu...
Waxaa laga dhursugaya in lagu dhawaaqo natiijada doorashadii ka dhacday Soomaaliland,iyadoo guddiga doorashooyinka lafilayo in uu ku dhawaaqo natiijada,taasi oo...
Gudoomiye ku xigeenka maamulka Gobilka Benaadir Cabdullahi Cilmi Xaaji(Ereg) ayaa Siminaar ku saabsan fayo qabka iyo keydinta Dhiigga u furay...
wasiirka maaliyadda xfs dr c/raxmaan ducaale bayleh ayaa maanta horgeyn doona miisaaniyadda dalka ee sanadka 2018-ka baarlamaanka federaalka soomaaliya, si...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Gaas Xuseen Xasaan Cusmaan oo shirjaraa’id uu ku qabtay magalada muqdisho oo ay garba joogeen ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho