Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa daah furay shirka Qaran ee (Somali Partnership Forum) ee ka dhacay...
Madaxweyne ku xiggeenka Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta magaaladda Jowhar, kulan qado sharaf ah...
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo maanta ka qaybgalay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee...
Wajiga 2-aad ee shirkii London ee arrimaha Soomaliya, islamarkaana madaxda Dowladda Fedraalka ah, kuwa Maamul goboleedyada dalka iyo Beesha caalamka...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay liiska isku aadka rasmiga ah ee ciyaaraha kubbadda cagta...
Wasiirka wasaaradda waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Booqasho Rasmiya...
Taliyaha Qeybta 43 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya general Ismaaciil Saxardiid oo wareysi gaar ah siiyay Wakaalada SONNA ayaa sheegay in xoggo ay...
Waxaa magaalada Muqdisho maalintii Labaad ka soconaya wejigii 2-aad shirkii London ee arrimaha Soomaliya, kaasi oo ay ka qeyb galayaan...
Waxaa shalay Magaalada Antalya ee Dalka Turkiga ka furmay tababar heer caalami ah oo la xiriira warbaahinta kaasoo ay ka qeyb...
Xildhibaan Garaad Yuusuf Maxamuud oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa soo...
Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...
Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...
Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho