Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay...
Hay’adda u dooda xuquuqul insaanka Human Rights WATCH ayaa ku eedaysay kooxda xaqjirka ah ee Al-Shabaab ee ku xiran Al-Qaa’idda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo), Ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, guddoomiyeyaasha labada aqalka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya,...
Rabbi ha u naxariistee Fanaanadda Soomaaliyeed Khadiijo C/llaahi Daleys oo ka mid aheyd fanaaniinta caanka ah ayaa ku geriyootay magaalada...
Ciidamada dowlada soomaliya ayaa hawlgalo lagu bacsanayo maaleeshiyad Al shabab waxay ka sameyen Degaano hoos tagao Dagmada Balcad ee G/shabelada...
Jamacadda Axfaad ee Dalka Suudaan ayaa qabatay Bandhig ay ugu magac daraty habeenkii dhaqanka,waxaana ka qeyb galay Dowlado badan oo Ardaydoodu ay...
Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Dowlada Goboleedka Galmudug waxaa ka soconaya qaban qaabo ku aadan soo dhoweynta wafdiga Madaxweynaha...
waraarka ka imaanaya Degmada Ceelwaaq ayaa sheegay in ay diyaarado dagaal halkaasi duqeeyen, weeraarkan ayaa lagu bartilmaameed sanayay Argagixisaada Al...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho