Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Prof: Cabdullaahi Sheekh Cali “Qalloocoow” ayaa faah faahin ka bixiyay mashaariicda...
Muqdisho 22 Nofeembar 2017 - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa waxaa ay siminaar labo maalmood socon doona u qaban-qaabisay...
Ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa hambalyo u diray shacabka Somaliland doorashadii sida nabad gelyada leh kusoo gaba gaboowday ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa safar shaqo oo u-kuurgelid ah ku tegay magaalada Baydhabo ee...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Prof: C/llaahi Sheekh Cali "Qalloocoow" iyo mas'uuliyiin ka tirsan kuwa maamulka Gobalka...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka...
Ciidamada ammaanka ayaa waaberigii saaka howlgal lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe. Taliyaha qeybta Booliiska...
Waqooyiga Magaalada Baqdaad ee Caasimadda Dalka Ciraaq ayaa waxaa ku dhimatay Ugu yaraan 23 iyo lixdan kale oo la dhaawacay...
Wixii ka dambeeyey iscasilaadii Madaxweynihii hore ee Dalka Zimbabwe Robert Mogabe waxaa sii kordhayay dabaal degyada ay sameynayaan dadweynaha wadankaasi...
Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gbolka Benaadir Cabdullahi Cilmi Xaaji Ereg ayaa Maanta xariga ka jaray Qeyb ka mid ah iskuulka...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho