Mogadishu, 07 May 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sida loogu damaashaado Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Sawir Qaade:-...
Maamulka degmada Tiyeegloow ee gobolka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay ammaanka oo ay sheegeen in uu yahay mid wanaagsan,...
Webiga Shabeelle ayaa tuulooyin dhanka bari kaga beegan magaalada Jowhar oo qiyaastii u jirta in ka yar labo km, ka...
Guddoomiyihii Hore Ee Maxkamadda Sare Ee Dalka Abuukaate Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf ayaa Sheegay in uu Aqbalay Go’aankii Madaxeynaha Soomaaliya....
Maleeshiyaad horay uga tirsanaa Al-shabaab ayaa ka Qalin-jabiyay xarunta Dhaqan-celinta Baydhaba ee Dowlad goboleedka Koofur-galbeed Soomaaliya, kaddib markii ay dhameysteen...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda JFS mudane Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan la bilaabayo mashruuc cusub oo...
Barnaamijka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha mudane Maxamed...
Qaramada Midoobay ayaa cambaareeysay weerarkii duqeynta ahaa ee lagu qaaday xero ku taal Suuriya, oo ay ku jireen dad qaxooti...
Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Sarreye Guuto Cali Baashi Maxamed Xaaji oo horkacaya howlgal ciidamada ay ka wadaan deegaanada fara...
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan...
Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyey isku day dil oo labo dhagarqabe oo ka tirsan...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta daahfuray Shirka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cali Yuusuf Cali - Xoosh ayaa la kulmay Safiirka Dowladda...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho