Duqa magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug Xirsi Yuusuf Barre ayaa ka dayriyay Xaalada nolaleed Dadka ay abaaruhu saameeyeen kuwaa...
Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ayaa maleeshiyaad Al shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Bakool. Saraaskiisha Ciidamada Xooga Dalka ayaa...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo maal-mihii dembe ku maqnaa Dalka kenya ayaa maanta waxaa uu gaaray Magaalada...
Wasiirka Awqaafta Arrimaha Diinta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali iyo wafdi uu hogaaminayay uu kamid yahay...
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalkeenna waxaa mudooyinkii ugu dambeeyey si xowli ah uga socnayey dib u dhis xoogan kaasi oo...
Kulan looga hadlayay Horumarinta iyo dibu dhiska deegaanada laga saaray malayshiyaadka Al shabaab ee ka tirsan Gobolada jubbada hoose iyo...
Waxaa dhalinyaro soomaaliyeed oo ku nool degmada wadajir u suuro gashay inay kubad la dheelaan masuuliyiin sar sare oo ka...
Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa todobaadkan Marti ku ahaa Agaasimaha hey'adda Socdaalka...
War qoraal ah oo ka soo baxay waaxda Arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu faah faahiyaya waxyaabaha loo doortay gabadhaasi...
Wariyaheenna Safiyo Sheekh Cali oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa warbixintan ka diyaarisay xaaladda nafaqo daridda iyo cudurrada ka dhashay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...
Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho