Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb-galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Hanti...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay heleen Minxooyin Faro badan. Wasiirka...
Wasaaradda Dhalinyadda iyo Sports-ka ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in ay diyaarisay qorshihii lagu dhisi lahaa Garoonka...
Orodyahanka asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse u orda Britain, Maxamed Faarax (Mo Farah) ayaa xalay ku guuldareystay inuu hanto...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir ay shaqaaleysiiyaan ku dhawaad 1000 qof oo...
Ganagsatada Gobollada dhexe ee Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada cadaado waxay ku shaaciyeen in hadda...
Dagaalka u dhexeeya Maleeshiyaad katirsan kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo maleeshiyaad kale oo daacad u ah Mukhtaar Roobow ee...
Wafdigaan uu hogaaminayo gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed maxamed Sheikh cusmaan "jawaari" ayaa waxaaa ka mid ahaaa safiirka Soomaaliya u fadhiya...
Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo loogu dabaal degayo munaasabadda maalinta dhalinyarada aduunka ayaa ka socota caawa magaalada...
Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa si toos ah u baahinaya Munaasabadda Maalinta Dhalinyarada aduunka ee...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...
RADIO MUQDISHO(Bishoftu,Ethiopia):-Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay shir-sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee waddamada urur gobolleedka IGAD oo...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS ayaa maanta xarigga ka jaraya wadada laamiga ah ee xiriirisa isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha, taas oo maamulka...
RADIO MUQDISHO(Maputo):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho