Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa ka hadlay shirka London ee Soomaaliya oo 11ka May 2017...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxaa marti ku ahaa Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la qaatay Culimada Soomaaliyeed oo ay kamid ahaayeen...
Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay tiro dad ah oo lala xiriirinayo qarax gelinkii dambe ee maanta ka dhacay magaalada...
Qusulka guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Caden Axmed Cabdi Xasan (Axmed Suudaan ) ayaa kula kulmay xafiiskeeda magaalada...
Muqdisho, 12 May 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay...
Madaxweynaha J. F. Somalia Mudane Mohamed Abdullahi "Farmajo" ayaa magaalada London kula kulmay Wasiirka Socdaalka, Qaxootiga iyo jinsiyadaha dalka Canada...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iy9 Telefishinka Qaranka waxaa marti ku ahaa wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamad oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirrada shirka London ee Soomaaliya loo qabtay oo dhameystiran. Sawir Qaade:- Maxamed...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo gudanaya waajibaadkiisa muwaadinimo kana qayb-galaya doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u bilaawday doorashada Golaha Deegaanka 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir, taasoo ah mid...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho