Guddomiyaha Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay Maxamed Ibraahim Nuux Oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Ammaanka Magaalada...
Afar iyo Toban Ruux oo shacab ah kana mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxyo kala duwan oo ka dhacay Gobolka...
Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wax ka beddelay qaabka dhaxalka boqortooyada, isagoo wiilkiisa Maxamed Bin Salmaan, ka dhigay...
Maxkamada Darajadda Kowaad ee Ciidamada Qalabkasida ee dalka ayaa u fadhiisatay Dhageysiga Dacwad ciqaabeed loo heystay Seddex eedeysano oo ay...
Ra'isul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah la qaatay saraakiisha Amniga Dalka ka dib qarixii...
Gudoomiyaha Dagmada Xamarjajab ee Gobolka Banaadir mudane Cabdiwali Cabdulahi Maxamed ayaa xalay afurin u sameyay qaar ka mid ah odayaasha...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya oo iska kaashanaya wax ka qabashada xadgudubyada ka dhanka ah haweenka Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga...
Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ayaa maanta booqday xarunta Degmada Wadajir oo kooxo argagixiso...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...
Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho