Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Garoowe Xildhibaannada baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa codkii kalsoonida kala laabtay golaha Wasiirada kuwaasi...
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday duqeyn lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab...
Dadaal dheer oo ay si wadajir ah u bixiyeen Dawladda Soomaaliya iyo Shirkadda gaarka loo leeyahay ee hirgelisay adeegga Fiber...
Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda ay ka shaqeynayso sidii loo sameyn lahaa ciidan gaar ah oo ka...
Saraalka ugu sareeya Qaramada Midoobay arimaha Soomaaliya ayaa sheegay shaqo la’aanta dhalinyarada ay tahay arin walaac leh, isagoona madaxda Soomaaliya...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 tabar ugu soo xiray magaalada Garoowe...
Muqdisho, 17, July 2017 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta galinkii dambe kormeer ku tagay Wasaaradda Arrimaha...
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo ay wehliyaan Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan iyo mas’uuliyiin...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa iclaamiyey hawl-gal balaaran oo dhanka amniga ah kaasi oo lagu cirib tirayo Al-Shabaab, wuxuuna...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 magaalada Garoowe ku Daahfuray bandhigii 3-aad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho