Shirkaan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa waxaa diirada lagu saaraa arrimaha Garsoorka iyo sidii loo horumarin lahaa Hannaanka Caddaaladeed,...
Muqdisho, 15 June 2017.....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan...
Wasiirka Wasaradda Caafimadka iyo Daryeelka bulashada ee Xukumadda Soomaaliya iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda ayaa maanta Isbitaalada Madiina...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan "Yariisoow" oo ku sugan magaalada Madrid ee dalka...
Madrid, 15 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) iyo La-Taliyaha Dalxiiska Yasir...
RIIX LINKIGA HOOSE SI AAD U HESHO LIFAAQA TORs for the two possitions
Ciidamada XDS ayaa qaarijiyay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo miino waxyeello geysatay ku aasay waddada isku xirta degmooyinka Jowhar iyo...
18 qofood oo rayid ah ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badana wey ku dhaawacmeen weerarki argagixiso ee maleeshiyaadka Shabaab...
Muqdisho (15ka Juun, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlayay weerarkii ay xalay kooxda argagixisada ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Abdalla...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga...
Muqdisho, Khamiis, 19 Febraayo 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaas oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho