Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Cumar Yariisoow oo Wabaahinta Qaranka kula hadlay gudaha Xarunta Gurmad...
Waxaa weli sii kordhay adadaalada loogu gurmanayo dadkii ku waxyeloobay qarixii bahalnimada ahaa oo 14kii bishan ka dhacay isgoyska Soobe...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka, Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan oo ay la wehliyeen Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka, Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe,...
Xarunta Gurmad Qaran ee Magaaladda Muqdisho ayaa Maanta oo Tallaado ah waxaa ka soconaya wali howlihii Xaruntaasi ay heysay oo...
Jahwareer siyaasadeed ayaa kataagan Dalka Kenya,Masuul sare oo ka tirsan guddiga doorashada ee Kenya ayaa is casishay kadib markii shaki...
Waxaa maanta galinka dambe lagu wadaa in Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyo Gobolada Dalka ay ka dhacaan banaan baxyo waa-wayn...
Culumada Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota oo kulan ku yeesheen Masjidka Umatul Islam ayaa waxay soo saareen Baaq ku aadan Qaraxii...
Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka tirsanaa Munayaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday Dalka Hindia Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukumada Federaalka Soomaaliya Drs Faowsiyo Abiikar Nuur oo la hadashay Laanta afka Soomaaliga ee...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Warbixin muuqaal ah oo ka hadleysa baaxada qasaaraha qaraxii 14kii bishan ka...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho