Muqdisho, 03, July, 2017….Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa saxaafada uga warbixiyey barnaamijkii bilaha ahaa ee Wasaaradda Maaliyadda,...
Cayaar lagu maamuusayay munaasabadda 1-da Luulyo ayaa lagu qabtay caasimada labaad dalka Sweden ee Gothenburg. Cayaarta ayaa waxaa u soo...
Ra'iisul wasaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Addis Ababa uga qayb galaya dhir madaxeedka Midowga Africa oo sanadkaan diirada...
Abaartii sanadkaa halakeysay inta badan Gobolada dalka Soomaaliya waxaa ay reebtay raadad sameyn ku yeeshay qoysas badan oo aan ka...
Kumanaan Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay xaflad lagu maamuusayay Sanadguuradii 57aad ee ka soo wareegtay markii uu dalka Soomaaliya...
Qaramada Midoobay ayaa isku raacday dhimista ku dhawaad lix boqol oo milyan oo doolar oo ah miisaaniyadda sannadlaha ah ee...
Wasiirka Arimaha Dibadda Qadar ayaa sheegay in dalkiisu diiday dalabaadka ay u soo jeediyeen dhawr dal oo Carbeed, laakiin wuxu...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo madax kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay Shacab Farabadan kula dabaal degay beerta Nabadda...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta ubax xusuus ah dhigay taalaada Dal-jirka dahsoon ee magaalada...
Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Stephen M. Schwartz ayaa warbixin uu ku soo aadiyay sanad guuradii 57 ee xoriyadda Soomaaliya waxaa uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho