Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah dhacdooyinkii xanuunka badnaa ee laga dhexlay weerarkii argagixiso...
Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Koonfur Sudan ayaa furtay Buugga tacsida Qaran Sida uu xaqiijiyay Sii-hayaha ahna Xog-hayaha labaad ee Safaaradda...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay wafdi u badan Dhaqaatiir oo uu hogaaminayo Wasiirka Cafimaadka Jamhuuriyada Jabuuti...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyaasha qaar ka mid ah...
Aabe Cumar Xaaji Maxamed Oo Naafo ah isla markaana laba carruur ah oo uu dhalay ku waayey Qaraxii Zoobe ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqday Xarunta Gurmad Qaran oo ay ka socdaan hawlaha gurmadka iyo...
kulan deg deg ah oo aan caadi aheyn oo ay xarunta villa hargeysa ku yeesheen gudiyada joogtada ah ee golaha...
Munaasabada xil-wareejinta ah ayaa ka dhacday Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, waxaana goob-joog ka ahaa ku-simaha Wasiirka...
Dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa diyaarad gargaar caafimaad sida u soo dirtay Magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb...
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa faah faahin ka bixiyay socdaal dhawaan wafdi uu hogaaminao Guddoomiyaha Gobolka Benaadir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...
Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho