Wasiirkii Hor ee Wasaaradda gaashaandhiga C/xakiin Fiqi ayaa sheegay in uu aad usoo dhaweynaayo in liiska argagixsada laga saaro Shiikh...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo kamid ah madaxda ka qeyb galaysa Shirka Isgarab-taagga Uganda...
Maamulka Degmada Heliwaa oo kaa shanaya qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada ayaa waxa ay wadaan ololo dib...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa lagu dhameystiray Xubnaha Maamulka Gobolka...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha DFS iyo...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay salaadda Janaasada ee lagu...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed oo maanta kormeer Ku...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho