Deeqdan iskugu jirtay lacag iyo raashin ayaa waxa loogu tala galay dadka ay abaartu saamesay ee ku dhaqan deeganada iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay furtaanka shirka caalamiga ah ee looga hadlayo arrimaha Soomaalya....
Agaasimaha guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo maalmahaan ku sugnaa UK ayaa kulan la qaatey Wasiirka Socdaalka dalka UK,...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay furtaanka shirka. Madaxweyne Farmajo wuxuu sheegay in dowladdiisu ay dadaal badan ku...
Muqdisho, 11 May 2017 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay...
Madaxwayana Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmajo ayaa kulan xog waraysi ah la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku...
Shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska, iyadoo ay...
Safaarada Soomaaliya ee Wadanka Koonfur Sudan ayaa ku guuleysatay in ay dib xuriyadooda u helaan 11 dhalinyaro Soomaaliyaad ah oo ku...
Warbixin uu qoray Waregeyska The Guardian ayaa sheegeysa in mar kale ay soo laabatay xiisada u dhaxeysa Turkiga iyo Isra’iil,...
Shirkan oo hore dhac u ahaa shirweynaha caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya oo maalinka beri ah ka furmaya magaalada London...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...
Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho