Hadalka ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dambeeyey markii maanta mas’uuliyiinta Wasaaradda ay kormeer...
Wasaaradda Bartoolka iyo Macdanta ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi waxa ay tababar ugu soo xirtay Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda...
Waqooyiga Kuuriya ayaa markii labaad gantaal balaastik ah dul mariyay hawada dalka Jabaan,taasoo abuureysa xaalad cusub oo ku timid gobolka,kadib...
Wasiiru Dawlaha Xafiiska Raisul Wasaaraha J.F.S ayaa magaalada Orso ee dalka Shiinaha uga qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen madax ka...
Madaxweyna Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay...
Magaaladda Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ahna Caasimada Gobolka shabeelaha dhexe waxaa ka socda diyaar Garowga Doorashadda Madaxweynaha ee Maamulkaas...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee lagu...
Tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan hababka kala duwan ee doorashooyinka ayaa loo qabtay xubno ka socay hey'adaha qaabilsan...
Shacabka degmada Yaaqshid ayaa aragtidooda ka dhiibtay Sida ay tahay in loo wajaho arrimaha Maamulka, ammniga, siyaasadda, dhaqaalaha, dhismaha waddooyinka...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho