Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed, sareeyaal ka tirsan ciidanka , jiilka cusub ciidanka booliska ayaa maanta si garbo siman waxa ay...
Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane C/rashiid Xaashi Cartan ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray xarun...
Madaweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Doxa ee dalka Qadar Amiirka dalkaasi Sheekh Tamim Bin Xamad Al Thani. Madaxweyne...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Dawladdu ay ka shaqeynayso sidii loo mideyn lahaa...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi "Farmaajo" ayaa Booqasho Sharafeed ugu tagay Sheekh Cabdurashiid Cali Suufi, Masaajidka uu iimaamka...
Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee Hay'adda Socsdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya Kornayl Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa gaaray dalka...
Muqdisho, 25-May-17….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi...
Kulankan wadatashiga ah ee siyaasadda Dhallinyarada Qaranka ayaa Wasaaradda Dhallinyarada Soomaaliya ku casuuntay 40 urur dhallinyaro oo gobolka Benaadir ka...
Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka wareegiisa koowaad iyo...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaabay olole Nadaafadeed oo...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho