Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Xalay suxufiyiinta Soomaaliyeed casho sharaf ugu sameeyey xarunta Madaxtooyada kuna dhiiri geliyey inay...
Wasiirka wasaaradda Caddaaladda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub oo maanta booqday xarunta wasaaraddaasi ee...
Caawa fiidkii ayaa xilka laga qaaday 15 ka mid ah gudoomiyayaashii degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo la magacaabay 15 gudoomiyayaal cusub...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ka bilaabay Deegaano ka tirsan Gobalka Bakool Howlagalo looga sifeynayo Maleeshiyaadka Argagixisada ee Alshabaab . Sargaal ka...
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa ka qayb-galey kulan lagu taageerayey Xukuumadda uu hoggaamiyo,...
Munaasabadda lagu furayay xafiiska diiwaan gelinta xisbiyada siyaasadeed ee dalka oo uu maanta Muqdisho ka horgaliyay guddiga madaxa banaan ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta gaaray Dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan kula qaadan doono...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan sogootin iyo mahad celin iskugu jirta u sameeyay Macalamiin barayaal ka...
Kormeerka wasiirka Maaliyadda uu maanta ku tagay dekadda Muqdisho ayaa waxaa ku wehliyay wasiir ku xigeenka wasaaradda iyo qaar kamid...
Ugu yeraan 19 ruux ayaa geeriyootay, halka 50 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax loo maleynayo in ay argagaxiso...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...
The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...
The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho