Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta gelinkii dambe ku qaabiley xafiiskiisa ehelada Allah u naxariistee...
Wasiirka arimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda midba mar shir ugula...
Ujeedada shirkan loo qabtay haweenka ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ah ka qeybgalka siyaasadda dalka ee haweenka,...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tababar u soo xiray dufcadii sadexaad ee...
Safaaradda Soomaaliya ee Suudaanta Koofureed ayaa ku guuleysatey in ay xabsiga ka soo deyso 17 dhalinyaro tahriibyaal ah ,Islamarkaana Maanta...
Maxakamaada Ciidamada Qalabka sida ee soomaaliya ayaa Maanta Xukun Dil ah kufulisay 4 ruux oo kadanbeeyey Qaraxyadii Mataanaha ahaa ee...
Digreeto Ka Soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka...
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ka fulisay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayadoo...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa guddoomiyay kulanka...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa wada howlgallo qorsheysan, kaas oo lagu beegsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya aagga deegaanka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho