Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa maanta kulan la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo...
Muqdisho, 23 April 2017 - Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa shalay kulan dheer la...
Ardayda wax ka barata Jaamacadaha dalka Pakistan ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Guddoomiyaha ururka Midnimo oo ah guddoomiye...
Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaliya ayaa manta tababbar loogu qaaday Dalka Ingariiska, waxaana garoonka ku sii sagootiyay...
Taliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Nabad gelyadda Waddooyinka Jeneraal Cali Xirsi Barre "Cali Gaab" oo maanta shir jaraa’id ku qabtay...
Muqdisho, 23 April 2017 - Safiirka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) ee Soomaaliya Mudane Mohamed Al-Othman oo booqasho ku yimid...
Taliyaha ciidanka Asluubta Sareeyo Gaas Xuseen Xasan Cismaan iyo saraakiil uu hogaaminayo ayaa maanta kormeeray dhul ku yaala degmada Karaan...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay xiliga uu dhacayo Imtixaanka shahadiga ee Dugsi Sarre ee Dalka iyo tirada ardayda u fariisaneysa sanadkan...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...
Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho