Munaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadii Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo lagu qabtay caasimada wadanka...
Madaxweynaha la doortay ee J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqdey xarunta madaxtooyada, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyey Madaxweynihii...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada isu bax nabadeed oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Gobolka Benaadir,...
Madaxweynaha Dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee la doortay Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed...
Waxaa degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose iyo qaybo badan oo ka mid deegaanada ku dhaw ka socda banaanbaxyadii ugu...
Isu soo bax nabadeed oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee dalka ayaa ka soconeysa magaalada Muqdisho, kaasi oo ay soo...
Maryan Maxamed Aadan Shaacir oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Canada isla markaana la hadleysay Radio Muqdisho ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala...
Wararka ka imaanaya deegaanka Buurdhuxunle oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa sheegaya in ku dhowaad 15 ruux ay u geeriyooday...
Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Kuwait Danjire C/qaadir Amiin Sheekh ayaa hambalyo u diray dhmaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Madaxweynaha cusub...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho