Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka ayaa goor-dhow ka soo dagay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho...
Wasiirka wasaaradda caafimaadka, daryeelka hooyada iyo dhallaanka ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Axmed C/kariin Maxamed oo uu wehliyo agaasimaha guud ee...
Dalka Soomaaliya waxa uu ka mid yahay dalalka sida weyn xil isaga saaray soo dhoweynta iyo maamuuska qaran ee loo...
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mud. Xasan Cali Kheyre ayaa hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha adduunka oo ku asteysan maanta oo...
Muqdisho, 29 April 2017 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan heer sare ah kula qaadatay saaxiibada beesha...
(Muqdisho, 30 Abril, 2017) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan, ayaa sheegay inay muhiim tahay in...
Muqdisho 30-Apr-17….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow...
Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya...
Waxaa maanta dalka dib ugu soo laabtay sarakiil ka tirsan Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo tababbar aqoon kororsi ah ugu...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku saabsan ololaha geedi socodka dib u eegista Dastuurka la qaadatay...
Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho