Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku...
Kulankan ayaa ajandihiisu waxa uu ahaa magacaabista Gudiyada Aqalka Sare iyo dhagaysiga warbixin Gudiga Doorashooyinka Qaranka kulanka ayaa ahaa kulankii...
Munaasabaaani daahfurka dhismaha wada Dangorayo eyl waxaa ka sooq ayb galay Madaxwayanah Puntland ,ku xigeenkiisa ,Gudomiyaha Baarlamaanak Puntland ,Golayasha kala...
Ra’iisul Wasaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya MudaneXasan Cali kheyre ayaa ugu horayn kormeer ku tagey Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare xiligaasi...
Muqdisho, 29 April 2017 – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta...
Waddadan oo dhagax dhigay gudoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa ah wada laba km...
Ciidanka Booliska Fadaraalka Soomaaliyeed ee ka howl gala Gobalka Mudug ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa ku guuleeysatay in ay gacanta...
Wasiiirka Dhallinyarada, Dhaqancelinta iyo Cayaaraha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdiqani Cabdullahi Hilowle (Jeenyo) ayaa sheegay in la dayactirayo garoomada kubadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaamineyey ee booqashada ku tagay dalka...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo maanta marti ku ahaa Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee ka baxa Telefishinka iyo Raadiyaha Qaranka ayaa...
Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho