Ujeedada shirkan loo qabtay haweenka ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ah ka qeybgalka siyaasadda dalka ee haweenka,...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tababar u soo xiray dufcadii sadexaad ee...
Safaaradda Soomaaliya ee Suudaanta Koofureed ayaa ku guuleysatey in ay xabsiga ka soo deyso 17 dhalinyaro tahriibyaal ah ,Islamarkaana Maanta...
Maxakamaada Ciidamada Qalabka sida ee soomaaliya ayaa Maanta Xukun Dil ah kufulisay 4 ruux oo kadanbeeyey Qaraxyadii Mataanaha ahaa ee...
Digreeto Ka Soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka...
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ka fulisay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayadoo...
Deegano hoos taga Degmada Dhusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa haatan waxaa ka jirta Xaalad aad u daran oo dhinaca Bini’aadminimada ah...
Kooxda la talinta ee Tayo iyo Isbahaysiga Hoggaamiyeyaasha Soomaaliyeed ee Mareykanka ayaa shir laba maalmood socday ku qabtay magaalada Minneapolis...
Deeq gargaar ah oo ka koobneyd dhar iyo lacag ayaa waxaa la gaar siiyay ku dhawaad 200 haween ah oo...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho