Howgal ay sameeyeen ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliya iyo ciidamadda gaarka ah ee maamulka koofur Galbeed ayey ku guuleysteen in ay...
Dadaal ballaaran oo ay sameysay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib, ayaa xalay waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ka soo degey...
Labo Muwaadiin oo Falastiniyiin ah ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray labo dhacdo oo kala duwan oo ay ugu geesteen...
Madaxweynaha Dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu wadaa in uu wadamada Khaliijka ku bixiyo Safar labo Maalmood ah...
Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow oo ka hadlay shir saxaafadeed si wadajir ah ugu qabtay...
Ku dhawaad 120 maxaabiis ah oo in muddo ah kujiray xabsiga dalka Itoobiya ayaa maanta laga soo dejiyaya garoonka diyaaradaha...
Mudane Mahdi Max’ed Guuleed Khadar ra'iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiirada maaliyaddda, warfaafinta iyo agaasimaha guud...
Wasaaradda waxbarashada Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa degmada Cadale ee gobolka Shabeela dhexe waxaa ay ka hirgalisay dugsi hoose iyo dhexe...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan oo wareysi siiyey warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in...
Danjiraha Ingiriiska David Concar oo galabta ka hadlay xarunta dhaqanka ee Harggeysa International Book fair, xaflad loogu dabaal dagayo dhaqanka...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho