Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday labo eedeysane oo loo heystay inay dileen...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in uu dhawaan ku dhawaaqi doono Gudiga doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle si ay...
Donald J. Trump Madaxweynaha wadanka Maraykanka oo jeediyay khudbad dheer ayaa sheegay in degdeg ku saaridda ciidanka dalkiisa ee ku...
Dalka Norway ayaa waxaa lagu soo gebagebeeyey dacwad u dhexeysa Dowladda Norway iyo muwaadin Soomaaliyeed oo Dowladda dalkaasi ay ka...
Munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Max’ed C/llaahi Farmaajo iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa xalay ka...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa liiska magacyada Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow iyo ms’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda ayaa maanta kulan...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa goor dhow ku dhowaaqay golihiisa Wasiirada oo ka kooban 22 wasiir...
Qaahira, Ogosto 21, 2017: Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinkii labaad booqasho ku jooga dalka Masar ayaa maanta tagay Xarunta Al-Azhar...
Qaliinkan uu ku Guuleystay Isbitaalka Bulaale ayaa waxa uu ahaa mid lagu sameeyey Gabar Afar bil jir ah, oo iyadoo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho