Tababbar ku saabsan hanaanka loo marayo gudashada Acmaasha Xajka ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho. Tababbarka oo uu soo...
2,400 ardey oo dhamaysatay dugsiyada sare ee dalka ayaa maanta u fadhiistey Imxitaanka ogolaanshiyaha ee Jamacadda Ummadda Soomaaliyeed si ay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u daah furay sharciga Dhismaha Dowladaha Hoose iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cadullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa magaalada Qaahira ee dalkaas ku...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Zubeeyr oo ay wehlinayeen La-taliyaha Arrimaha Warfaafinta,...
Tan iyo intii ay Dhalatay Dowladda Shacabka ee ay Hogaaminayaan Mudane Max’ed C/llaahi Famaajo Madaxweynaha JFS, Iyo Ra’iisul wasaare Xasan...
Koox cusub oo kamid ah ciidanka qaranka Burundi (BNDF) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaas oo hal sano oo...
Xubnaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga Isgaarsiinta dalka oo dhowaan Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta DFS Mudane Cabdi Faarax...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kahyre ayaa furay imtixaan laga qaadayo qaar kamid ah ardayda dugsiyada sare...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho