Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan oo shir guddoominayay kulanka Xildhibaananda ay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ayaa...
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Soomaaliya...
Guddoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa sheegtay inay soo dhaweynayaan go'aannada dowladda ee ku aadan ciribtirka Al-Shabaab, la...
Guddoomiyaha Degmada Beledweyne Maxamed Axmed Food Cadde ayaa sheegay in kaamam dadka abaarta saameysay lagu quudiyo ay ka hirgeliyeen magaalada...
Muqdisho, 19, April 2017------Shir uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha qaybtiisa Tayeeynta Hay’adaha Dowladda ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho,...
Mogadishu, 19 April 2017 – Wasiirka Warfaafinta ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo kulan la...
Kulanka oo looga hadlayey Mashruuca Tayeynta hay’adaha dowladda oo uu maal galinayo Bankiga Aduunka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro...
Kulankan oo ujeedkiisu ahaa tayeynta waxbarashada Dalka ayaa waxaa Magaaladda Muqdisho ay ku yeeshay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee...
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa maanta booqasho rasmi ah uga bilaabatay magaala madaxda dalka Qadar ee Dooxa. Sida ay...
Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa maanta booqasho rasmi ah oo socon doonta muddo 48 Saacadood ah ku tagay magaala...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho