Waxaa duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose Ciidamo tababar loogu soo geba gebeeyey ciidamo katirsan darwiishta Dowlad goboleedka...
Mas'uuliyiin ka socday Dowladda Federaalk, ย kuwa Puntland, siyaasiyiin, maamulka gobolka, dhaqaatiir u dhashay dalka Talyaaniga, Isimo iyo shacab ka kala...
Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Shabeelaha Hoose C/fitaax Cabdi Cabdulle oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidanka Xoogga Dalka...
Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa Magaalada Cadaado uga ย qeyb galay doorashada hogaanka ururada bulshada rayidka maamulkaasi. 50...
Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shir la yeelatay Wasiirada dhallinyarada ee dowlad goboleedyada, kaasi...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo aya maalinta axada ah waxa ay booqasho rasmi ah ku...
Ciidamada Booliska dalka Mareykanka ayaa la xaqiijiyay in ay toogteen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Soomaalida kunool dalka Mareykanka....
Magaalada Turku ee dalka Finland ayaa lagu soo gaba-gabeeyay shir looga hadlayay fursadaha ay dadka Somaaliyeed uhaystaan iney ganacsi ka...
Bannon oo ka mid ahaa dadka uu sida weyn u dhageysan jiray madaxweyne Trump ayaa afkaartiisu ay u janjeertaa dhinaca...
Maamulka degmada mahadaay iyo mas'uuliyiin ka tirsan bahda waxbarashada ayaa ka qeyb galay munaasabadย lagu dhirigelinaayo,ardayda wax ka barata Dugsiyada...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hayโadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho