Deeqdaan ay iska soo uruuriyeen Culimada kusugan Magaalada Nairoobi oo uu ugu horeeyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxa lagaarsiiyay...
Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa shirkooda maanta waxaa soo xaadiray 35 mudane, ...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi Caasimadda dalka Imaaraadka Carabta ee Midoobay, Dhaxalsugaha Abu Dhabi...
Wasiir Ku xigeenka Arimaha Gudaha Maamulka JubbaLand ayaa Faahfaahin Ka Bixiyay xaalada abaareed ee ka Jirta Deegaanada JubbaLand iyo saamaynta ...
Taliyaha Saldhiga booliska Degmada Qoryooleey Labo Xidigle Cali Maxamed Aadan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka ay ka sameeyeen degmada...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada Wanla weyn ee gobolka, halkaasi...
Guddoomiyaha degmada Hobyo, Cabdullaah Axmed Cali, oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya...
Taliyaha cusub ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed Janaraal C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore ee ciidamada...
Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Turkiga u fadhiya...
Wasiirka Gaashaandhiga dowladda Soomaaliya mudane Cabdi Rashid C/laahi Maxamed ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Kumaandoos ciidanka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho