Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta tababbar u soo xirtay qaar ka mid ah shaqaalaah Wasaaradda...
Wafdi uu hogaaminayo Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Raisedon Zenenga iyo saraakiil kale ayaa gaaray...
Shir lagu heshiisiinaayo beelo colaadi ku dhexmartay deegaano ka tirsan Gobolka shabeelaha dhexe ayaa maanta waxaa lagu soo gaban gabeeyay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J.F.S Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay kulan ay soo diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka iyo...
Boqalaal Soomaalida ku nool Dalka kenya ayaa Safaf dhaa- dheer ugu in ay ka codeeyaan doorashada maanta ka bilaabatay wadankaasi...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxay kormeer ku tageen Xarunta Ciidanka Asluubta ee km7...
Shirka Wadatashiga Xukuumadda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada ee Wasaaradaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Wasiirka...
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa soo gaaray dalka South Africa halkaa oo uu kaga qeybgali doono...
Guddiga madax banaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa ka war bixiyay waxyaabaha ay maanta la hor tagaayaan Golaha Shacabka ee...
Munaasabadaan ayaa waxaa ka qeyb galaaya madaxweyne ku xigeenada Maamulada Galmudug iyo Puntland iyo Xubno ka tirsan Maamuladaas sida Gudoomiyaasha...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho