Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Dalka Turkiga Veysi Kaynak ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay R/Wasaare K/Xigeenka...
Muqdisho, Apriil 2.2017-------Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Golaha Xukuumada ayaa...
Alle ha u naxariistee Nuur Faarax Xirsi ayaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday oo ahaa Wasiirkii Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumaddii...
Kooxo burcad South Afrikaan ah ayaa Deegaanka Tambisa ee ku taala duleedka magaalada Johannesburg waxaa ay ku dileen labo muwaadin...
Wararka ka imaanaya dalka Kenya gaar ahaan Boliiska dalkaas waxa ay sheegaya in gacanta lagu dhigay Cali Xuseen Cali iyo...
Dowladda Burundi ayaa sheegtay in ay dib uga laabatay Go,aan keedii ahaa in ciidamadeeda jooga Soomaaliya kala bixi doonto kaddib...
Gelinkii dambe ee maanta ayaa damb xoogan waxaa uu qabsaday qeybo kamid ah suuq Bacaad oo ku yaala degmada Yaaqshiid...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta xilka Wasaaradda si rasmi ah...
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsinta iyo Teknoloojiyadda Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa Ayaa Maanta Xilka Ku wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaarada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho