Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta soo gaba gabeysay dhageysiga eeydeymihii loo heystay Dable Xoogga Axmed C/llaahi Cabdi Ceydiid iyo...
Wareegto ka soo baxday xafiika Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa lagu faahfaahiyay...
Dab xoogan ayaa qabsaday dhisme 27 dabaq ka kooban oo ku taala galbeedka magaalada London ee dalka UK saaka aroortii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis-Ababa kula kulmay Madaxweynaha Suudaan Mudane Cumar Xasan Albashiir,...
Hadalkaan ayuu sheegay kadib markii Wadahadallo uu qadka Taleefanka kula yeeshay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi-casiis Bayaanka kasoo baxay Aqalka...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa sawirro ka turjumaya jawiga wadooyinka Muqdisho xiliga afurka ka hor iyo sida ay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Muqdisho, 13 June 2017 –Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya...
Dhallinyarada Soomaalida ee ku nool dalka South Africa ayaa kulan afur ah u sameeyay waxgaradka iyo aqoonyahanada Soomaalida ee ku...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho