Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgallo lagu soo badbaadiyay xoolo ay dhaceen maleeshiyadka Al-shabaab ka sameeyay qaybo ka mid ah gobolka...
Magaalada Baydhabo waxaa laga bilaabay afurinta dadka danta yar ee ku sugan magaalada kuwasoo kasoo barakacay qaybo ka mid ah...
Magaalada Cadaado oo xarun kumeel gaar u ah dowlad goboleedka Galmudug waxaa ka socota qaban qaabada xafadda caleemo saarka Madaxweynaha...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayay...
Daawadayaasha Telefishinka Qaranka iyo dhageysteyaasha Radio Muqdisho, ayaa si weyn u boggaadiyey oo soo dhoweeyey nidaamka loo qaabeeyey tartan cimiyeedka...
Muqdisho, 28 May 2017 - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay...
Saddex Qof ayaa ku geeriyootay 15 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray, markii uu Nin Hubeysan Rasaas ku furay...
Dardargelinta kordhinta dakhliga dalka iyo la dagaalanka musuqa ayaa dowladan u ah hal u dheg, si taas oo looga dhabeeyo...
Muqdisho, May 28, 2017….Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta dhagax dhigey dhismaha Jidka Soddonka oo is ku...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay sameynayso qorshaha canshuuraha looga soo...
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho