Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, iyo Hanuuninta Dadweynaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir...
Mashariidaan horumarineed ee ay maanta Muqdisho kula saxiixdeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa ku saabsanaa horumarinta dhaqalaha, dowladda...
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya danjire Michael Keating, ayaa dadka Soomaaliyeed u...
Guddiga qaranka shaqalaha rayidka ee dowladda ayaa bilaabay xoojinta habka wada shaqaynta guddiyada shaqalaha ee maamul gobaleedyada sidii fursado shaqo...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo ku-xogeenkiisa ayaa maanta howlo kormeer ah ku tegay xarunta...
Mogadishu, 27 May 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii...
Maamulka Puntland ayaa sheegay in la adkeeyay amaanka guud ee degaanada Puntland. Wasiirka Amniga ee Maamulka Puntland Cabdi Cali Xirsi...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa Ciidamada Ammaanka degaanada maamulka Galmudug ugu baaqay in Adkeeyaan Ammaanka inta lagu...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed hambalyo ku aadan bilshada...
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho